
Kooxo hubeysan ayaa goordhaweyd
toogasho ku dilay barre cali Baree 
Gudaha suuqa weyne ee Bkaaraha ayey Kooxahaan hubeysan oo aan
heybtooda la garaneyn waxay ku dileen sarkaalkaan lagu magacaabi
jirey Bare Cali Bare oo saraakiisha ururka xisbul islaam .
Dableydaan oo bastooaldo ku hubeysna ayaa waxaa u suurta gashay
in ay toogasho ku dilaan Bare cali Bare oo ka mid ahaa saraakiisha
xisbul islaan ee diidanaa ku biiritaanka Sh Xasan Turki ee xarakada
mujaahidiinta ALshabaab wuxuuna ku sheegay in raaskaamkooni uu
san wakiil ka aheyn .dadka ay magacyadooda idacadaha ka maqleena
ay ku cusub yihiin dhaqaha saraakiisha raaskaambooni .
Cali Cali Bare “waxaan u sheegaynaa dhamaan muslimiinta
shalay loo shegay in ay midoobeen mucasarka raaskaambiini iyo
alshaab in waxaas aysan aheyn wax jira raga shalay meediyaha ka
halayna aysan aheyn ag matali kara mucasarka raaskaambooni “
Dilka marxumka ayaa ka dhacay meel u dhow suuqa sarifka dolarka
ee Bakaaraha waxaana goobtii dilka loogu geystay ka gaari gacan
kaga soo qaaday xubno ka tirsan ururka xisbul islaam kuwaas oo
goobta dilku ka dhacay si deg deg ah u gaaray balse dableydii
dilka geysatay ayaa u suurta gashay in aan la qaban oo goobtii
isaga tagay markii ay dilka geysteen .
Gudoomiye ku xigeenka ururka xisbul islaam
gobolka banadir u qaabilsan ururka sh ibraahin Cisman bare ayaa
saxaafada u xaqiijiyey geerida sarkaankaan lagu magacaabi jierey
bare cali Bare wuxuuna sheegay in ay barayaa cidii ka danbeysay
dilka sarkaalkaan ka tirsanaa saraakiisha ururuka xisbul islaam
.
Lama oga sababta dilkiisa ka danbeysay iyo cida dilashay midnaba
waxaana asbuucyadii la soo dhafay la arkayey meydad aan la garaneyn
cida dishay iyo sababta dhabta ah ee loo dilay
Muuse maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666
|