
Dagmada dhoobleey ee gobolka
Jubada Hoose Wararka laga helayo ayaa sheegaya in roobab mahiigaan
ah oo 24 saaac ee la soo dhaafay ka da,ayey deegano ka tirsan
degmadaasi Dhoobleey ay sababeen dhimasho labo ruux oo dumar ah.
Labad ruux oo ahaa dad reer miyi ah ayaa
waxaa ku habsatay biriq intii ay da,ayeen roobabka mahiigaanka
ah , waxaana dabeeylo roobabka wateen ay buburburiyeen guryo dhoowr
ah.
Sidoo kale Biriqa ayaa la tilamaamay in
ay dishay dhoor xoolo ah oo isku jiray ari iyo lo, hasa hatee
lama oga tira ahaan xoolaha biriqday ay ku habsatay inta ay la
egyihiin .
Iyadoo roobabkaani mahiigaanka ah ay geeysteen
qasaaraha dhimashada labo ruux iyo xoolo fara badan ayaa hadana
waxaa ku diirsaday dadka deeganada uu ka da,ay
Muuse maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666
|