Maamulka
Islaamiga ah ee magaalda kismayo ee xarunta gobalka
jubbada hoosea ayaa manta abaarihii 5:00 galabnimo
ee manta ayaa waxa uu xukun xad gacan goyn ah
ku fukiyay nin da,diisa lagu qiyaasay 35-sano
jir kaasoo lagu maaaagaacaabo ,
Maxamed Cumar Ismaaciil, oo lagu soo eedeeyay
fal tuug nimo ah
Maxamed Cumara Ismaaciil Waxaa lagu eedeeyay inuu
falxatooyo ah ka gaystay guri uu leeyay ;Maxamed
Cabdulaahi Saciid oo uu ka qaatat Dhar,Boorso
ku jiray 12-Daah waa sida uu qaaliga maxkamada
magaalada kismaayo ,Sh Cabdi Wali uu ka hor aqriyay
goobta ay ka dhacaysay gacan gonta
Maxamed;waxaa uu qirtay eede ay maxakamda maamulka
islaamiga ah ee magaalada kismaayo ay ku soo eedaysay
laakiin waxa uu inkiri qaar ka mida ah alabta
lagu soo eedeeyay inuu xaday
.jpg)
Qaaliga Maxakamada islaamiga h ee magaalda kismaaayo
Sh Cabdi wali ayaa waxa uu ka hor aqriyay dambiga
uu galay ,Maxamed Cumar ismaaciil oo ah ninka
gacanta laga gooyay goobta gacanta lagu goonayay
oo joogeen madaxda sar,sare ee maamulka islaamiga
ah ee magaalada kismaayo:Kadib Markii ay cadaysay
maxkamada magaalada kismaayo uuna Qirtay inuu
maxamed galay dambiga lagu soo eedeeyay maxkada
waxa ay go.aajnsatay in Maxamed Cumar Saciid gacanta
laga gooyo,, ayuu yiri qaaligii aqrinayay dambiga
lagu soo oogay dadmbiille ,,Maxamed Cumar saciid,,
.jpg)
Goobta ay ganac goynta ka dhacday oo Beerta Xuriyada
magaalaada kimsmaayo agagaarka shaldhiga magaalada
kismaayo ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas.uulyiin
badan oo katirsan maamulka magaalda kismaayo ee
xarunta gobalka jubbada hoose,sidoo kale goobta
ya gacan gonyta ka dhacday ayaa waxa soo buux
dhaafiyay Boqolaal Dadweynaha Reer kismaayo ah
ku waasoo u soo daawasha tagay sida gacanta loo
goonayay,inkastoo ay jiraan dad badan oo u adkaysan
waayay inay daawadaan sida gacanta loogoonayo
.jpg)
Waa Arin aad u xanuun Badan in la gooyo qeyb ka
mid ah jirkaada laakiin waxaa kasii xun dambi
aad alle subxaana wataacaaaa aad ka gashay
Si kastaba ha ahaatee ma,ahaan markii ugu horaysay
oo uu maamulka islaamiga h ee magaalda kismaayo
uu fuliyo fal xad gacan goyn ah Bilow gii Bishii
maarso ay marki uu maamulkaa xukun sidaan oo kala
h uu ku fuliyay nin isagana fal xatooyo ah ku
kacay
Maamulka Islaamiga h ee magaalda kismaayo ayaa
waxa uu u caanbaxay sida looga xugmiyo dadka ku
dhaqan magaalda kismaya ee xarunta gobalka jubbada
hoose
Qadar Maxamuud Xareed
.jpg)
Muuse Maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666
wararka www.somalisan.com
E:mail admin@somalisan.com
|
|