Ka qeybqaado dhismaha Masaajid fursadaana ka faaiidayso w sadaqad jariyo ah oo inta uu dhsinaan doono ajrkeedu kuu soconayo insha allaah somalisan waa idin gaarsiiyey

2/23/2013 10:07:00

waxaana gudiga culimaa udiinka oo u waramayay saxaafada ay ugu baaqeen dhamaan umada muslimiinta ah ee somaliyeed ee ku dhaqan gudaha dalka iyo dibadiisa inay ka qeyb qaataan dhismaha masjidka


 

 

 
ACC.NO:14081 Dahabshiil
0025261-5576376

 

waxaana gudiga culimaa udiinka oo u waramayay saxaafada  ay ugu baaqeen dhamaan umada muslimiinta ah ee somaliyeed ee ku dhaqan gudaha dalka iyo dibadiisa inay ka qeyb qaataan dhismaha masjidka.

Masjidka Cusman bin Cafaan oo ka mid ah Masaajidii 80 ta meeyadii laga dhisay magalada muqdisho oo ku yaala xaafada macmacaanka ee degmada dherkinleey oo dhawaan la burbiyay dhismihii masjidkaasi Si dhowr dabaq looga dhiso ayaa Gudiga Culimaa udiinka ee loo xilsaaray dhismaha Masjidka  waxay ka warbixiyeen halka uu marayo mashruuca lagu dhisayo masjidkaasi.

Gudiga Culimaa udiinka ayaa waxay sheegeen in dhismaha masjidka ay u istaageen ganacsatada iyo Culimaa udiinka iyo dadka deegaanka isla markaana dhawaan la bilaabayo dhismaha masjidka cusman bin cafaan.


Warar kale oo xiiso leh halkaan ka aqriso.


FG: Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.

Fikirkaaga hoos kadhiibo:





Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com