Shiikh axmed madoobe goormuu kabaxay xisbul islaam? muxuuse kayiri xasuuqii ay diyaaradaha kenya ugeysteen shacabka jubbyinka iyo gedo?
Arinta kale ee lama iloobaanka ah ayaa ah inuusan axmed madoobe weligii ka hadlin shacabkii boqolaalka ahaa ee kunoolaa gobolada jubbooyinka iyo gedo ee uu ku soo hogaamiyey diyaaradaha kenyaatiga si arxan daro ahna loogu xasuuqay. kuwaasoo ay weliba kujireen reero iyo carruurtoodii oo dhan. kuwaasoo uu kiiskoodii kudhamaaday inkiraad iyo waa lasoo baarayaa
Shiikh axmed madoobe ayaan weli lamaqal meel uu uga baxay ururkii xisbul islaam ee kubiiray xshmujaahidiin.taasoo ay dad badan shaki kamuujiyeen inuu axmed madoobe hoosta kuhaysto kaar qarsoon oo uu lasoobixi doono haddii uu ku guulaysto shirka jubbooyinka. ururka ahlusunna iyo qaar kamid ah wadamada igaad ayaa arintaas qaba waxaana shakigaas dhaliyey kadib markuu maxamed macalin sheegtay inuu kaligiis utaagan yahay xisbul islaan bug ah.
Arinta kale ee lama iloobaanka ah ayaa ah inuusan axmed madoobe weligii ka hadlin shacabkii boqolaalka ahaa ee kunoolaa gobolada jubbooyinka iyo gedo ee uu ku soo hogaamiyey diyaaradaha kenyaatiga si arxan daro ahna loogu xasuuqay. kuwaasoo ay weliba kujireen reero iyo carruurtoodii oo dhan. kuwaasoo uu kiiskoodii kudhamaaday inkiraad iyo waa lasoo baarayaa.
Tuulada biibi ayuu ayana kadhacay kiis xasuuq ah kadib markay ciidamada kenya ay halkaas kuxasuuqeen 9 rag ah oo isku reer ah oo geeleey ahaa.kuwaas oo asal ahaan kasoo jeeday beesha sade.arinkaa oo dhaliyey inay warbaahinta warar culus isu mariyaan duqeyda beesha sade iyo dowladda kenya ayadoo dagaal lagu ballamay.
ayadoo aan weli arinkaa lagawada hadlin ayuu axmed madoobe doonayaa inuu shir ay dowladda kenya hogaamineyso uu ku casuumo odayaashii uu dadkoodii laayey,wax mag ahna ama raaligelin ahna aan lagasiinin.
Arimaha kale ee shirka axmed madoobe curyaamiyey waxaa kamid ah taageerayaashiisa oo deg deg qaba,sida ururka SAHAL iyo duqa magaalada GAARISA iyo shiikh shakuul oo intaba kalsooni siin qabyaaladeed ladhinac istaagay taasoo laga dheehan karay waxa laga fili karo haddeey axmed madoobe riyadiisu usuurto gasho.madaxweyne faroole ayaa kacdoonkii ururka SAHAL si xeeladeysan uga faaiideystay,asagoo boor kicintii qabyaaladda ay usahashay inuu sifudud ugu darsado sanadkii kataqalusidda axmed madoobe,
Sikastaba ha,ahaatee axmed madoobe ayaa maanta dultaagan QABRIGII JACEYLKA EE JUBBA LAND.
Madaxweyne xasan shiikh maxamuud ayaa asaguna leh ANBA WAAN JECLAHAY JUBBALAND.
w/q, nuurshe

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )