Dacwac lagu soo oogay shan ruux oo uu ka mid ahaa wariye loo heysto in uu coodamada dowlada ka beens heegay ii dib loo dhigay qaadisteedda
Maxkamada oo ay soo Buuxdhaafiyeen tiro Saxafiyiin ah ayaa eheyd mid may dibad joog ka ahaayeen .
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay manta dacwadda Dacwad ka dhan ah shan ruux oo ku eedeysan inay ka been abuureen ciidamada dowladda, kuwasoo ay ku jiraan wariye Koronto, haweeney sheegtay in kufsaga loogaystay iyo saddex ruux oo kale, kuwaas oo isna ku jiro sayga haweeneyda la kufsaday.
Maxkamada oo ay soo Buuxdhaafiyeen tiro Saxafiyiin ah ayaa eheyd mid may dibad joog ka ahaayeen .
qareenkii maxakmadda ee dacawda qadayay ayaa kudhawaqay in dib loo dhigay illaa maalinta Talaadada ah ee soo socota, kaddib markii koobta maxkamadaynta ka socotay lakeenay dhowr marqaatiyaa kunafilna wayay waqtigii loogu talagalay
Dacwad-oogaha ayaa sheegay in wariye C/casiis uu faafiyay warar been ah, sidoo kale haweeneyda la kufsaday ayuu sheegay inay been abuur sameysay inkastoo haweeneyda ay ku adkeysanayso in la fara-xumeeyay.
qar kamid ah wariyashii koobjooga ka ahaa habkii ay udhacaysay maxkamadaynta dhibanayashaan aya dowlada somalia iyo maxkamada ka codsaday in ay qaab cadalada ah u shaqeeyaan
Qaramada Midoobay iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha ayaa ku tilmaamay dacwaddan mid aan waddo sax ah ku fadhin, iyagoo maxkamadda weydiistay inay saxdo khaladaadka ka muuqdan dacwaddan. Iyadoo wariye C/casiis Koronto uu xiran yahay tan iyo 10-kii bishii hore iyadoo aan maxakmad la horgeyn.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )