Wafti soo gaarey Magaalada kismaayo . kana Qeyb galey Aaska Suldaan Cabdi Sokor oo Kadhacey Qabuuraha Magaalada Kismaayo ee . Baarcaleen.
Meydka Suldaanka ayaa aasayaa Qeybta Qabuuraha ee Baaracaleynee magaalada Kismaayo, ayadoo ay soo galbiyeen dhawr diyaaradood oo ay la socdaan wafuud isugu jirta madaxdawladeed, culimo, odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo ganacsato.
Magaalada Kismaayo waxaa soo gaaray wafti ka kooban 36 xubnood oo uu hogaaminaayo wasiirka warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta, Gaadiidka. Cirka iyo Dhulka Cabdullahi Cilmooge Xirsi.
Waftigan oo Kismaayo u yimid inay ka qayb galaan aas qaran ee loo samaynaayo Allaha u naxariistee Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor ayaa waxay ka koobanyihiin, Xildhibaano, culimo udiin. Siyaasin, uu hormuud u yahay Sh. Nuur Baaruud Gurxan, Saraakiil ciidan iyo agaasimayaal ay ku jiraan, agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, agaasimaha xafiiska wasiirka iyo agaasimaha shaqada iyo shaqaalaha.
Meydka Suldaanka ayaa aasayaa Qeybta Qabuuraha ee Baaracaleynee magaalada Kismaayo, ayadoo ay soo galbiyeen dhawr diyaaradood oo ay la socdaan wafuud isugu jirta madaxdawladeed, culimo, odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo ganacsato.
Amaanka magaalada Kismaayo ayaa la adkeeyay, waxayna ciidamadu ku jiraan feejignaan dheeri ah iyo heegankii ugu danbeeyay ee ay ku sugayaan masuuliyiinta iyo dadka muctarifka ah ee isugu imaanaya Aaska Allaha u naxariistee Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor. Allaha unaxariiste Suldaanka aya ku geeriyoodey Delka Kenya gaar ahaan Magalada Nairobi .
Somalisan.com
Xafiiska Kismaayo

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )