VIDEO Ururka dhaqanka iyo ciyaaraha dhalinyarada yurub SEUKI oo Xarun cusub ka furtay Magaalada Muqdisho
rurka Hudaha dhaqanka iyo ciyaaraha dhalinyarada yurub oo xarun balaaran ka furtay Magaalada Muqdisho Diaspora Guest House iyadoona ay ku kjalka warqaadan doonaan maqaayadaan laga hello raashinka iyo cabitaano kala duwan .
Firitaankii xaruntaan oo ay ka qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa sidoo kale lagu casuumay qubno ka kala socday labada gole ee dowlada iyada oo si rasmiah ay Xukuumada Fedaraalka soomaaliya si Weyn U soo Dhaweeysay Ururka dhaqanka iyo ciyaaraha dhalinyarada yurub oo xarun balaaran ka furtay Magaalada Muqdisho.
Munaasabadani sida heerka sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay Ururka dhaqanka iyo ciyaaraha dhalinyarada yurub seuki ay ku shaacinayeen xafiis ay ka furteen magaalada Muqdisho maadaama ay horay xaruntoodu ah u ahayd wadanka sweden ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiru dowlaha wasaarada horumarniinta adeega bulshada xukuumada fedraalka soomaaliya xubbno ka socday baarlmanka soomaaliya qeybaha kala duwan ee madaxada xariirka ciyaaraha soomaaliya iyo waliba marti sharaf kale.
ugu horeyn gudoomiyaha ururka seuki Diaspora Guest House feysal makaraan ayaa ugu horeyn sharaxay ururka iyo waxayaabah dhaliyay in ay iminka xafiis ka furtaan magaalada muqdisho iaga oo hadalkiisa ku soo qaday in ay dhawaan magaalada hargeysa sidaan oo kale xarun uga furan doonaan
Xildhibaanao ka socday baarlmanka iyo qaar ka mid ah madaxada xiriirka ciyaaraha kla duwan ee soomaaliya oo iyaguna munaasabada ka hadalay ayaa si weyn u soo dhweeyay xafiiskani seuki oo ay tilmaameen in ay la shaqeeynayaan.
wasiiru dowlaha Wasaarada hormarinta adeega bulshada xukuumada soomaaliya Dr Maxamuud ismaaciil barqadle kulanka soo gabagbadii goobta hadal dheer ka soo jeediyay ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in dhalinyardu dalkooda dib ugu soo laabtaan kana qeyb qaataan
hormarka dalkooda isgoona dowlada sweden uga mahad celiyay sida ay u soo dhaweeysay dhalinta soomaaliyeed.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )