VIDEO Mamulka ximin iyo xeeb oo dowlada Somalia ku wareejiyey lahaystayaal u dhashay dalka siiriya iyo kooxah burcad badeeda Somalia ah
Mamulka ximin iyo xeeb oo dowlada Somalia ku wareejiyey lahaystayaal u dhashay dalka siiriya iyo kooxah burcad badeeda Somalia ah
3laheyste oo u dhashay dalka siiriya oo 2010ka ay afduub ahaan ay kooxaha burcad baddeeda Somalia ugu haysteen Madaxfurasho magaalada cadaado ayaa waxa airport ka Muqdisho ka soo dajiyay madaxweynaha maamul goboleedka ximin iyo xeeb iyo qaar ka mid ah kooxihii afduubka ku haystaan ajanibtaan
Madaxweynaha mamuka ximin iyo xeeb Maxamed Cabdullahi Aadan tiicay ayaa faahfahin ka bixiyay sida ay ugu suuragashay in ragan ajanita ah ay ka soo dayaan gacanta burcad badeeda taasoo uu sheegay in mudo ah uu wadahadal u socday la isla gartay in laheystayaashaa la sii daayo
3dii nin oo iyana lahadlay saxaafada ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin mudo 2sano kadib in ay halan xuriyadooda iyagoona umahad celiyay dadkii gacanta ka gaystay soodentooda .
Mid kamid ah ragii burcad baddeda ahaa ee soo wareejiyay lahaystayasha u dhashay dalka siiraya ayaa cafis weydiistay dowlada Somalia iyagoona sheegay in ay gacan ku siinayaan ciribtirka kooxaha burcad badeda Somalia ee afduubka kagaysta biya Somalia iyo badweynta hindiya lama hubo in ay ka dhabeyndoonaan balanqaadkooda .
Ragaan burcad badeeda ku sifoobay ayaan la ogayn in ay gabi ahaanba howshaas ka fadhiisan doonaan iyo in ay galayaan xaalad nasasho maadaama laga ayaabo in ay heystaan lacago malaayiin doolar ah oo ay doonayaan in ay si nabad ah ku wajahaan lacagtaas

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )