Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kenya oo booqday Xabsi ku yaala magaala Xeebeedka Mombasa oo ay ku xiran Yihiin Boqolaal Soomaali ah, ( DAAWO SAWIRADA )
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa shalay gaaray magaalada Xeebeedka Mombasa ee Dalka Kenya oo ay ku xiranyihiin dhalinyaro Soomaaliyeed oo gaaraya Boqolaal.
Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa dhalinyaradaas kula dukadaya Masjid salaadii Jimco, waxaana uu halkaas kula hadlay dhalinyarada iyo saraakiisha amaanka Kenya ee gacanta ku hayay dhalinyaradaas.
Dhalinyaradaas oo gaaraya ilaa 100- ayaa ku xiran xabsi ku yaala magaallo xeebeedka Mombasa,
.jpg)
Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa dhalinyaradaas kula dukadaya Masjid salaadii Jimco, waxaana uu halkaas kula hadlay dhalinyarada iyo saraakiisha amaanka Kenya ee gacanta ku hayay dhalinyaradaas.
Dhalinyaradaas oo gaaraya ilaa 100- ayaa ku xiran xabsi ku yaala magaallo xeebeedka Mombasa, kuwaas oo qaarkood lagu haysto Burcadbadeednimo waxa uuna safiirka balan qaaday in dhawaan loo qaadi doono dhalinyaradaas magaalada Muqdisho si ay ugu dhamaystaan Xabsiga inta u haray.
.jpg)
“ dhalinyaradan waxaa lagu Xukumay xabsi gaaraya hal sano iyo wax la mid ah, waxaan ka shaqaynaynaa sidii ay ugu dhamaysan lahaayeen dalkooda, oo halkaas loogu Wareejin lahaa”ayuu yiri Cali amerika oo dhalinyaradaas la hadlay.
.jpg)
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa indha dheeyey sida ay tahay noloshooda dhalinyarada Soomaaliyeed ee xabsigaasi ku xeran, halka ay seexdaan,caafimaadkooda iyo cuntada la siiyo waxaana uu kala hadlay safiirka saraakiisha heysata xabsigaasi inaanay lagu xadgudbi Karin muwaadiniinta Soomaaliyeed ee xabsigaasi ku
waxa uu xabsiga ku booqanay dhalinyaradaas, waxa uuna rajo ka muujiyay in Dowlada Soomaaliya ay la Wareegto gacan ku haynta Muwaadiniinteeda Soomaaliyeed oo la geeyo Xabsiyo ku yaala Soomaaliya.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )