Xildhibaan Qarax miino wado dhinaceyd lagu aasay ku dhaawacmay isaga oo ka badbaaday fal isku day dil ah ( DAAWO SAWIRADA )
Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xasan ( Nuux ) 29 jir ah oo ka mid ah mudanaasha golaha barlamanka kuwooda dhawaan ku biiray ayaa ka badbaaday qarax miino loogu aasay wado uu marayey Xaafada buulo xuubey ee Magaalada Muqdisho
Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xasan ( Nuux ) 29 jir ah oo ka mid ah mudanaasha golaha barlamanka kuwooda dhawaan ku biiray ayaa ka badbaaday qarax miino loogu aasay wado uu marayey Xaafada buulo xuubey ee Magaalada Muqdisho
Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xasan ( Nuux ) 29 jir ah oo ka mid ah mudanaasha golaha barlamanka kuwooda dhawaan ku biiray ayaa ka badbaaday qarax miino loogu aasay wado uu marayey Xaafada buulo xuubey ee Magaalada Muqdisho .
Xildhibaankaan ayaa ahaa mid horey u bedelay Xildhibaan hore oo kooxo bastoolado ku hubeysan ku dilaeen xaafada waaberi
Qaraxa oo dhawaqiisa laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhaawacmay xildhibaanka halka wararka qaarkod ay shegayaan in uu ku geriyooday mid ka mid ahaa ilaalada xildhibaanka dhawacmay oo isaga loo qaaday ispiaalada Muqdisho midkood .
Goobta Qaraxu ka dhacay oo ay u suurta gashay somalisan in ay tagto ayaa waxaa ka muuqday burburka gaariga Qooqanta ah oo qaarka hore laga dareemayey saameynta uu ku yeeshay waraxa miino .
Sidoo kale waxaa goobta daadsanaa firirka walxaha qaraxa yada oo ay goobta soo gaaren ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo bilaabay in ay xiraan wadada si ay u sameeyaan baritano lagu oganayo sida ay wax u dhaceen dhibaatada uu reebey qaraxu .
Afhayeenka Ciidamada Bolice-ka ahna taliyaha laanta barista danbiya ee C.I.D da ayaa goobta gaarey waxaana uu ka gaabsaday in uu ka hadlo arinta dhacday
Lama oga cida minada goobta ku aastay iyo ujeeda ay la heyd sidoo kale ma cada in xildhibaanka qaraxa lala damacsanaa in lagu dilo

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )