Xildhibaano Muqdishu iman karin Waa Maxaay ?
Siyaasiyiinta qaarkood ayaa la sheegayaa inay hayaan codad iyo qoraalo saxiix leh oo ay xildhibaanada ka sameeyeen markii ay heshiiska la galayeen bishii Sebtembar waqtigii ololaha doorashada uu socday ay hayaan, isla markaansa haddii laga dalbado ceymo ay heli karaan
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku xanibanyihiin gudaha dalka Jabuuti, kuwaas oo ka baqanaya inay Soomaaliya u soo dhoofaan, waxaana la sheegay inay ka cabsi qabaan inay dhibaatooyin kala kulmaan siyaasiyiin ay lacago laaluush ah ka qaateen xilligii ay socotay loolankii lagu doonayey xilka Madaxweynenimada Soomaaliya oo xildhibaanada ku sugan dalka Jabuuti oo tiro ahaan gaaraya 13-xildhibaan ka dalbaday inay lacagahooda u soo celiyaan maadaama ay u codeyn-waayeen.
Sida ay sheegayaan ilo wareedyo u waramay website-ka Aarannews.com ayaa sheegay in xildhibaanadan ku sugan Jabuuti loo heysto lacago laaluush ahaa oo xilligii ololaha doorashada madaxtinimada lagu kala qaatay magaalada Muqdisho, taas oo siyaasiyiintii laga qaatay qaarkood ay dalbadeen in lacagahooda dib loogu soo celiyo, maadaama ay balan ka baxyo ku sameeyeen xildhibaanada la heysta.
Mid ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo saaxiib la ah mudanayaasha ku xayiran Jabuuti ayaa sheegay in mudanayaasha ku sugan Jabuuti ay ka cabsi qabaan in haddii ay tagaan magaalada Muqdisho inay la kulmi karaan dhibaateyn maadaama rag siyaasiyiin ah oo musharixiin u ahaa madaxtinimada ay waayeen codadka xildhibaanadii ay lacagaha siiyeen, ayna haatan ka dalbanayaan in lacagahooda dib ugu soo celiyaan.
Siyaasiyiinta qaarkood ayaa la sheegayaa inay hayaan codad iyo qoraalo saxiix leh oo ay xildhibaanada ka sameeyeen markii ay heshiiska la galayeen bishii Sebtembar waqtigii ololaha doorashada uu socday ay hayaan, isla markaansa haddii laga dalbado ceymo ay heli karaan, arrintan ayaa waxay dhinaca kale caqabad ku noqoneysaa shaqada Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo gudoonka baarlamaankana uu marar fara badan ugu baaqay mudanayaasha dalka ka maqan inay dalka ku soo laabtaan si ay u gutaan shaqadooda xildhibaanimo.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )