Xaalada Barakacayaasha a dayrinayo
xildhibaanada aqoonyahada siyaasiiyiinta iyo waxgaradkani ayaa qoysaskani barakacayaasha ah oo ay xaalad nolol xumo ku haysto duleedka muqdisho sheegay in ay yihiin
Xili la Faliyay in qoysaskii kasoo barakacay abaaraihii xoogaanaa ee ka dhacay qeybo kamid ah gobolada soomaaliya ee soo gaaray magaalada muqdisho in loo sameeyo mashruuc dib loogu dajianayo deegaanadii ay ka soo barakaceen qaar kamid ah hayadaha samafalkuna ay shaaciyeen in ay bilaabeen mashariicda dib u dajinta loogu sameeyanayo barakacayaasha ayaa waxaa sooo baxaya dhaliiilo ay soo jeedinyaan xildhibaano aqoonyaho siyaasiiyiin iyo waxgarad soomaaliyeed oo iyagu booqasho ku tagay xerooyin ay ku dhaqanyihiin qoysas barakacayaal ah oo ku yaal duleedka muqdisho oo iyagu hayadaha samaflka ku dhaliilaya in ay ka gaabiyeen in dib u dajin ay u sameeyeen qoysaskani.
xildhibaanada aqoonyahada siyaasiiyiinta iyo waxgaradkani ayaa qoysaskani barakacayaasha ah oo ay xaalad nolol xumo ku haysto duleedka muqdisho sheegay in ay yihiin kuwa gudaha magaalada muqdisho looga soo saaray in dib deegaanadooda loogu celinayo balse dhulbanaan oo isla duleedka muqdisho ah lagu daadiyay waxa ayana qaar kamid ah hayadaha samaflak ku eedeeyeen in dhaqaalihii ay ku soo qadeen dib u dajinta barakacayaasha aysan si sax ah u mareeyn iyagoona dowlada feraalka soomaaliya ka dalbaday in arinkaasi wa laga qabto.
Hadalkani ayaa imaanaya xili barakacayaasha ku dhaqan muqdisho iyo nawaaxigeeda ay filayaan in dib deegaanadii ay kasoo barakaceen loogu celiyo madaama ay yaraatay baarihii ay ka soo barakaceen.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )