Dabley aan heybtooda la garaneyn oo toogasho ku dilay Abuukar Maxamuud Caraale (Jilibeey) gudaha suuqa Bakaaraha ee magaala ada Muqdisho
waxaana la sheegay inuu mudooyinkan dambena uu ka howlgalayey NGO-yo maxali ah isaga oona Magaalada baydhabo ka soo guurey .
Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa galabta toogasho ku dilay nin shacab ah magalada Muqdisho kaasoo la sheegay inuu isla goobta lagu qaarajiyey ku geeriyooday.
Dilkan ayaa ka dhacay galabta wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha gaar ahaan meel ku dhow masaajidka Abuu Hureyra, iyadoo kooxihii dilka geystayna ay goobta ka baxsadeen sida dad goob joogayaal ah ay sheegeen.
“Galabta labo nin oo bastoolado ku hubeysan ayaa waxay ku dileen agagaarka masaajidka Abuu hureysa ee Suuqa Bakaaraha nin shacab ah, ka dibna wey baxsadeen” sidaas waxaa yiri goob jooge ku sugnaa goobta dilkaas uu ka dhacay ee Suuqa Bakaaraha.
“Galabta labo nin oo bastoolado ku hubeysan ayaa waxay ku dileen agagaarka masaajidka Abuu hureysa ee Suuqa Bakaaraha nin shacab ah, ka dibna wey baxsadeen” sidaas waxaa yiri goob jooge ku sugnaa goobta dilkaas uu ka dhacay ee Suuqa Bakaaraha.
Ninkan la dilay oo magaciisa lagu sheegay Abuukar Maxamuud Caraale (Jilibeey) ayaan la ogeyn sababta loo dilay iyo cida ka dambeysa dilkiisa, waxaana la sheegay inuu mudooyinkan dambena uu ka howlgalayey NGO-yo maxali ah isaga oona Magaalada baydhabo ka soo guurey .
Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo badanaya dilalka iyo qaraxyada ay geysanayaan kooxaha hubeysan, maalin ka hor ayeyna aheyd markii qarax ka dhacay gudaha Suuqaasi lagu dhaawacay in ka badan 10 ruux oo uu ku jiray askari ka tirsan ciidamada dowlada, waxaa ka sii horeeyey dil loo geystay gudoomiyihii ganacsatada Suuqaasi iyo dhowr qof oo kal

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )