Wasiiro & Xildhibaano DF ka tirsan soo dhoweeyey Magacaabista Xildhibaan Siyaad Max'uud Shire ee Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee Kenya
magacaabista Qunsulka wuxuu sheegay in qof kasta oo xil loo dhiibo lagu qiimeeyo waxqabad, oo aaney jirin cid ilaa weligeey xilkii loo dhiibo iska hayneyso
Wasiiro & Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey magacaabista loo magacaabay Xildhibaan Siyaad Max'uud Shire Xilka Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee waddanka Kenya, waxeyna xubnahani sheegeen in Siyaad uu yahay siyaasi shaqo kasta oo Qaranku u dhiibo uga soo dhalaala si xilkasnimo & daacadi ku dheehan tahay.
Xildhibaan Xassan Faarax oo ka mid ah baarlamaanka oo ka hadlay magacaabista Qunsulka wuxuu sheegay in qof kasta oo xil loo dhiibo lagu qiimeeyo waxqabad, oo aaney jirin cid ilaa weligeey xilkii loo dhiibo iska hayneyso, wuxuuna sheegay in muddadii uu Siyaad Max'uud Shire siyaasadda soo galay ay soo wada shaqeeyeen inta badan
xildhibaanadii & wasiiradii xilalka ka soo qabtay xukuumaddii Cali Geeddi, loona aqoonsan yahay inuu yahay shaqsi ku firfircoon shaqo kasta oo loo dhiibo, laguna tilmaami karo shaqsi bulshey ah oo aan qabiil shaqo ku laheyn, wuxuuna xusay inuu ugu hambalyeynayo xilka Qaranku u dhiibay
"Siyaad muddadii uu shaqada Qaranka ku soo jiray wuxuu soo qabtay shaqooyin muhiim u ah sidii Soomaaliya ay u soo ceshan laheyd Qarankeeda, wuxuuna la soo shaqeeyey Ex. R/wasaare Cali Max'ed Geeddi" ayuu yiri Xildhibaan Xassan Faarax, wuxuuna intaa ku daray in madaxda dowladdu uu u soo jeedinayo isbedel lagu sameeyo safaaradaha dibedda.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )