Xarakada Alshabaab oo daldalay laba Askari oo isbaaro dhigtay wadada isku xirta Afgooye iyo marka
Waaliga ayaa sheegay in mid ka mid ah Weeraradaasi uu ka dhacay deegaanka Buushka oo isbaaro u ah maleeshiyaadka DF, waxaana uu sheegay in weerarkaasi lagu kala ceyriyey Maleeshiyaadka islamarkaana labo ka mid ah ay gacanta ku dhigeen mujaahidiinta islamarkaana la salbiyey.
Sida ay baahiyeen swarbaahinta qaarkeed Xooggaga Alshabaab maamulka gobolka shabeelaha hoose ee alshabaab ayaa salbiyay ama dilay labo nin oo burcad ahayd kuwaasoo la dilay iyagoo dhacaya dadka safararka ah iyo gaadiidka ay la socdaan.
Sh. Maxamed Abuu Cabdalla Waaliga Wilaayaa Islaamiga Sh/hoose oo Wareysi siiyey saxaafada ayaa ka warbixiyey weeraro dhowr ah oo ciidamada Mujaahidiinta ay ku beegsadeen Askarta Shisheeye iyo Maleeshiyaadka DF ee ku sugan gobolka Sh/hoose, Waxaana uu sheegay in howlgaladaasi qasaare kala duwan lagu gaarsiiyey cadowga.
Waaliga ayaa sheegay in mid ka mid ah Weeraradaasi uu ka dhacay deegaanka Buushka oo isbaaro u ah maleeshiyaadka DF, waxaana uu sheegay in weerarkaasi lagu kala ceyriyey Maleeshiyaadka islamarkaana labo ka mid ah ay gacanta ku dhigeen mujaahidiinta islamarkaana la salbiyey.
Howlgalo balaaran ayuu sheegay in Mujaahidiintu ay ka bilaabeen wadada Isku Xirta Marka iyo Afgooye halkaas oo maleeshiyaadku mudooyinkii dambe ay dhac baahsan ugu geysanayeen gaadiidka rakaabka ah ee isticmaala wadadaasi.
Abuu Cabadalla wuxuu tilmaamay in ciidamada Mujaahidiinta ay ku guuleysteen in isbaarooyin dhowr ah laga horleexiyo dadka Muslimiinta islamarkaana la kala ceyriyo maleeshiyaadkii dadka dhibaateyn jiray.
Gaadiidkeyda iyo dadka Rakaabka ah ee isticmaala Wadadaasi ayaa tan iyo markii ay ciidamada afrikaantu soo galeen gobolka waxay qeylo dhaan ka muujinayeen dhac iyo handadaad joogta ah oo ay kala kulmayeen maleeshiyaadka DF ee Gacmo-gacmeysiga ku caanbaxay.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )