Yaa Isbaro dhigan doono jowhar,qalimoow iyo buulo kongo oo ka baxday Gacanta Xarakada Alshbaab
Sida lagu yaqaan markii ay Magaalo qabsadaan waxay saacado kadib warbaahintooda kasheegaan in caawinaad deg deg ah looga baahan yahay halkii ay qabsadeen
Ciidamada Xarakada Alshabaab mujaahidiin ayaa maanta kabaxay magaalada jowhar ee Gobolka . Shabeelada dhexe,ayadoona halkaasi gaareen ciidamadii huwanta ahaa ee ku duulay.waana arin muddo dheer la saadaalinayey maadaama aan ciidamada Alshabaab mujaahidiin ay ka baxeen magaalooyin badan oo ay marwalba kasii baxaan meelaha ay kusoo fool leeyihiin manaxayaasha Afrikaanka ah.
Haddaba sida looga bartay howlgalada ciidamada huwanta ah waxaa marwalba kuwehliya oo lasocda waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin hirgelinta intii kaxarimneyd shacabka muslimka ah ee ay qabsadaan tusaale ahaan badeecada balwadaha iyo isticmaalkooda sida qamriga,sigaarka iyo qaadka,kufsiga dumarka xalaasha ah ee Somaaliyeed,dhaca,bililiqada,isbaarooyinka iyo dilka loogeysto shacabka masaakiinta ah.Waxaa ayana beryaan dambe ay kucaan baxeen qafaalka dhalinyarada ay sidii xoolihii u iibiyaan.
Sida lagu yaqaan markii ay Magaalo qabsadaan waxay saacado kadib warbaahintooda kasheegaan in caawinaad deg deg ah looga baahan yahay halkii ay qabsadeen. Ayadoo isla maalmo yar kadibna lamaqlayo caawinaaddii oo ladhacay iyo madaxdii Gobolka ay umagacaabeen oo isku haysta halkii ay isbaarada dhigan lahaayeen,iyo kan loo ogolyahay inuu dhigtaba.
Mararka qaar waxaa la,arkayaa nin madaxnimo sheeganaya oo kudoodaya anigaa xaq uleh inaan reerkeyga isbaaro udhigto mana yeeleyno inuu qofkale oo aan tuulada udhalan isbaaro dhigto.Ama asagoo leh ciidan beeleedkeenna ayaa qabsaday halkaan anagaana isbaarada dhiganeyno.In sidaa dagaal uga dhexbilowdana waaba caadadooda.Waxaase layaab leh inaysan kuwa AMISOM xataa kala celineyn markay kuwa soomaalida ah isleynayaan ileyn nabad dhalinta noocaas ah looma dirine.Waxaan dhowrnaaba waa ciddii loo ogolaado dhigashada isbaarooyinka jowhar,qalimoow iyo buulo kongo waaba haddeey intaas kukoobnaadaane.Alloow sahal amuuraha. Q: nuurshe

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )