Taliyihii Ciidanka Asluubta oo maxkamada ciidamadu ku xakuntay madaxaa haku furto
Cabdi Maxamad Ismaaciil ( Cabdi buur ) taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Cabdi Maxamad Ismaaciil ( Cabdi buur ) kaasi oo maamulka soamliland hargeysa ku qabteen xili uu ku sii jeeday degmada boorame sida ay wararka qaarkood sheegayaan kadib markii lagu eedeeyay inuu galay qiyaano qaran uuna sii daayay rag ka tirsanaa Xoogaga Alshabaab.
Xarunta Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Muqdisho waxaa lagu dhageystay dacwad loo haytsay taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Cabdi Maxamad Ismaaciil ( Cabdi buur ) iyo dad kale sida agaasimihii garsoorka maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo nin la isna la sheegay inuu alshabaab ka tirsan yahay .
Maxkamadu dhageysi kadib waxay xabsi daa’in ku riday Cabdi Maxamad Ismaaciil ( Cabdi buur ) taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Cabdi Maxamad Ismaaciil ( Cabdi buur ) kaasi oo maamulka soamliland hargeysa ku qabteen xili uu ku sii jeeday degmada boorame sida ay wararka qaarkood sheegayaan kadib markii lagu eedeeyay inuu galay qiyaano qaran uuna sii daayay rag ka tirsanaa Xoogaga Alshabaab.
Taliyaha xabsi daa’inka lagu xukumay waxaa kale oo maxkamada horteeda laga sheegay inuu qaar ka mid ah xoogaga alshabaab markii uu sii daayay uu haddana siiyay ID- card muujinaya inay asluubta ka tirsan yihiin iyo waliba darajo ciidanimo sidaa daraadeedna uu muteystay inuu waligiis xabsiga ku jiro.
Sidoo kale maxakamadu waxay xabsi mudo 5 sano ah ku xukuntay agaasimihii garsoorka maxkamadda ciidamada qalabka sida kadib markii isna lagu eedeeyay inuu taliyaha ku gacan siiyay danbiyada loo heysto.
Guddoomiyaha maxakamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed Liibaan Cabdi Yarrow ayaa maxkamada horteeda kaga dhawaaqay go’aanku maxkamadu ka gaartay dadkii maanta la horgeeyay kadib wada tashi laga sameeyay sida la sheegay talaabada maxkamadu maanta qaaday.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )