Cabdi Faarax Shirdoon saacid iyo qaar ka mid ah madaxda dowlada ayna wasiiro xildhibaano iyo saraakiisha ciidamada dowlada kormeer xaga dhulka ah ku tagay fadhiisimo ciidan
Intii uu ku guda jirey raiisal wasaare saacid korkeeka uu ugu kuurgalyey sida ay u socdan howlaha ciidamada iyo dhaqan galka awaamirtii madaxweynaha waxaa uu warbixino ka dhageysanyey saraakiisa iyo taliyeyaasha ku sugan goobaha uu booqday .
Taniyo wixii ka danbeyey go.aankii madaxweynaha Somaliya ee ku naadanaa dhanka qqadiidada jidgooyooyinka sugida amaanka iyo joojint kufsiga haweenka waxaa isa soo tarayey howlgalada ay sameyanayaan saraakiisha ciidamada iyo kormeerada madaxda dowlada ugu sareyso
Raisal wasaaraha xukuumada fadaraalka ah ee somaliya Cabdi Faarax Shirdoon saacid oo ay wehliyaan wasiiro xildhibaano iyo saraakiisha ciidamada dowlada ayaa waxa ay kormeer howled ku tageen qeyb kamid ah degmiiyinka gobolka banaadir iyo duleedka magaalada muqdisho kormeeradaa oo la xariiray u kuur galida xaaalada amaan ee magaalada muqdisho iyo booqashoada ciidamada .
deegaanada uu raisul wasaaraha iyo xubnaaha wasiirada ay boqadeen ayaa waxaa kamid ah xerada degamaa huruwaa gaar ahaan xaafada suuqa xoolaha oo uu raisul wasaaraha iyo xubnihii lasocday socod dheer ku mareen Xerda Maslax ilaa ay geeraan suuqa darmoole oo ay iga sii gudbeen Isgoyska excontrolka Afgooye .
deegaanada uu raisul wasaaraha iyo xubnaaha wasiirada ay boqadeen ayaa waxaa kamid ah xerada degamaa huruwaa gaar ahaan xaafada suuqa xoolaha oo uu raisul wasaaraha iyo xubnihii lasocday socod dheer ku mareen Xerda Maslax ilaa ay geeraan suuqa darmoole oo ay iga sii gudbeen Isgoyska excontrolka Afgooye .
Raisal wasaraha ayaa ciidamada u jeediyey hadalo isigu jirey dhiiri galin iyo dardran .
Waiisal wasaraha iyo wafdigisa ayaa ugu danbeyntii soo kormeeray isgoyska Excontrolka Afgooye halkaasi oo dhawaan laga qaaday isbaaro gaadiidleyda lacago looga qaadi jiray .
Intii uu ku guda jirey raiisal wasaare saacid korkeeka uu ugu kuurgalyey sida ay u socdan howlaha ciidamada iyo dhaqan galka awaamirtii madaxweynaha waxaa uu warbixino ka dhageysanyey saraakiisa iyo taliyeyaasha ku sugan goobaha uu booqday .

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )