Taliyaha ciidamada taraafikada Soomaaliyeed Cali Xersi Barre Cali oo ku dhaawacay Hubka dhigis uu ku sameynaayey askari qori ku sitay gudaha magaalada Muqdisho
Ciidamada dowlada ayey u suurta gali weyday in ay gacanta ku dhigaan ninka qoriga sitay maadaama uu muujiyey isdifaac nafhurnimo ah
Askari ka tirsan kuwa Dowlada ayaa taliyaha xabad ku dhuftay markii ilaalada taliyaha ay isku dayeen inay qori uu watay ka qaadaan.
Mid ka mid ah ilaalada taliyaha iyo askarigii la rabay in qoreyga laga qaado ayaa iskula dhagay qoreyga kadibna waxaa xabad ka baxsatay askartaasi ay haleeshay taliyaha kaasoo la dhigay isbitaalka Daarushifaa ee KM4.
Lugta midig ayuu taliyuhu ka dhaawacmat taliyaha waxaana uu falku ka dhacay wadada 21-ka October ee degmada waaberi magaalada Muqdisho.
Ciidamada dowlada ayey u suurta gali weyday in ay gacanta ku dhigaan ninka qoriga sitay maadaama uu muujiyey isdifaac nafhurnimo ah
Taasi oo u sahashay kolkii danbe in uu baxsaday askarigii dhibka u gaystay taliyaha kaasoo aaney jirin cid qabatay madaama uu hubeysnaa.
Taliye Cali gaab ayaa lagu yaqaan firfircooni iyo karti shaqadiisa ku saabsan waxana uu hore u soo noqday taliyaha saldhiga 4irdood.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )