Kenya oo dareen xoogan ka qaaday Kulankii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo raiisul Wasaaraha dalka Ethiopia Haile mariam Dessalegn
ii madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Professor Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Haile mariam Dessalegn ee ka dhacay magaalada Adis Ababa 28-kii December 2012
Dowlada Kenya oo ciidamadeedu ka mid yihiin kuwa nabad ilaalinta midowga Africa AMISOM oo tan iyo markii ay la wareegeen Magaalada Kismaayo ay ka muuqatay in wataan hadaf iyaga gooni u ah dhowr marna digniin uga timid Saraakiisha sar sare ee AMISOM ayaa ay iminka la soo deristay xaaladku dhisan jahara wareer siyaasadeed.
Kulankii madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Professor Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Haile mariam Dessalegn ee ka dhacay magaalada Adis Ababa 28-kii December 2012 ayaa shaki xoog leh galiyay dowlada Kenya oo bilihii ugu dambeeyay ku jirtay go’doon siyaasadeed tan iyo markii lciidamadeeda lagu eedeeyay in ay doonayaan in gobolada Jubooyinka gacanta u geliyaan beesha Ogaadeen taas oo ka careysiisay Dowladaha Ethiopia iyo Soomaaliya.
Dhinaca kale Dowlada Kenya ayaa caro xoog leh ka muujisay kolkii uu madax weynaha Jamhuuriyada Soomaaliya uu booqday dalalka deriska ah Ethiopia iyo Djibouti oo uu dalkeeda cagta soo dhigi waayay , waxeyna Kenya arintan ku dhalisay in ay dib uga fiirsadaan maxsuulka kasoo baxay siyaasadooda ku aadan gobolada Jubooyimka , iyadoo qaar kamid siyaasiyiintasar sare ee Dowlada Kenya ku eedeeyeen Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin iyo WAsiirka Gaashaandhiga Yuusuf Xaaji oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen lugahana u geliyay dagaalka gobolada jubooyinka oo ay isku heystaanqabiilobadan oo Soomaaliyeed.
Dowlada Ethiopia ayaa si aad ah uga xumaatay kadib markii ay ogaatay in ciidamada Kenya ay la socdaan saraakiil sar sare oo ONLF ah tiradoodana gaareyso 30 iyo waliba maleeshiyooin fara badan kuwaas oo doonaya in ay gobolada Jubooyinka ka dhigtaan fariisin ay kaga duulaan dalka Ethiopia , waxeyna dowlada Ethiopia haatan qorsheyneysaa sidii ay talaabo cad uga qaadi laheyd waxa ay ugu yeertay Argagixisada Onlf.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )