Ciidamadii iyo Taliyihii hogaaminayay weeraradii Afgooye,Balcad iyo Marka lagu qabtay oo Uganda lagu celiyay kuwa cusubna lagu soo badalay
Waxaa Muqdisho dhawaan ka dhoofay ciidamo ku dhow 3000 askari oo u dhashaty Dalka Uganda iyo taliyihii hogaaminayay Brig. Paul Lokech
Waxaa Muqdisho dhawaan ka dhoofay ciidamo ku dhow 3000 askari oo u dhashaty Dalka Uganda iyo taliyihii hogaaminayay Brig. Paul Lokech kuwaasoo la sheegay inay ahaayeen ciidamadii qabtay Balcad,Agooye iyo Marka iyadoo lagu soo badalay kuwo cusub.

Taliyaha guud ee ciidamada Uganda Lt. Gen. Katumba Wamala ayaa saxaafada u sheegay in ciidamadaasi gaareen dalkooda Uganda islamarkaana ay muqdishana soo gaareen kuwo kale oo iyaga badal u ahaa si ay dagaalada socda uga qeybqaataan.
“ciidaamada la badalay waxaa guteen waajibaadkii markii hore loo keenay Soomaaliya”ayuu yiri Wamala Lt. Gen. Katumba
Ciidamada cusub ee Muqdisho soo gaaray waxaa gaarayaan 2,830 waxaana hogaaminaya Brig. Micheal Ondoga, waxaana lagu wadaa inay maalmo kadib toos uga qeybqaataan dagaalada Soomaaliya ka socda ee u dhexeeya ciidamada Dowlada Soomaaliyeed iyo kuwa shisheeye oo dhinac ah iyo kuwa Xoogaag xarakatu shabaabu Mujaahidiin .
Taliyihii hore ee ciidaamadii la badalay Col.Brig. Paul Lokech ayaa Muqdisho soo gaaray sanadkii 2011 markii taliye kale isna lagu badalaxy xiligaasi,dadka reer muqdisho ayaa u arka is badbadalka ciidamada shisheeye inuu salka ku hayo mushaaraadka faraha badan ee ay qaataan sidaa daraadeedna ciidamadii dhowr bilood joogaba kuwo cusub lagu soo badalayo.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



War-bixin sir Xiiso Leh: Duuliyeyaashii Shisheeye Iyo Kuwii Somaaliyeed Ee Qaybta Libaax Ka Qaatay Duqayntii Dhinca Cirka Ee Loo Gaystay Somaliland.Magacyada saraakiisha iyo duuliyayaasha
VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )