Dagaaka Muqdisho ku dhaxmaray ciidamada dowlada oo garabsanay kuwa AMISOM oo lagu dilay sarkaal ka tirsan DKMG Somalia ( DAAWO SAWIRADA )
waxaana ku sigtay tiro wariyeyaal ah kuwaas oo garigii ay la socdeen bacaad ka glay ka dibna duurka ku kala caraey qaarkoodna ay geedaha dharkii ka jeexjeexeen mana jirto cid ka mdi ah oo waxyeelo ka soo gaadhay .
Dagaalada ka soconaaya Magaaladda Muqdisho oo ilaa galabta ka casirkii ka dib soo garay ayaa waxay hadana dagaalada geysanayaan khasaarooyin culus oo soo kala gaaraaya labada dhinac.
Dagaalada ayaa waxaa ku dhintay Taliyihii Dhinaca Saadka ee Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya laguna magacaabi jirey Saciid Cabdi Barre Asal ahaan reer qardho ahaa, kaasoo ay si gaadmo leh ku dilleen dagaal-yahano ka tirsan Al Shabaab.
warka sarkaalka sawiradiisa iyo ducemntiga halkaan ka daalaco somalisan.com/
sarkaalka oo la oron jirey Saciid Cabdi Barre, ayaa waxaa lagu dillay wadada ka baxda Cisbitaal Carafaat ee aadda Jaamacadda Muqdisho, waxaana rasaas lagu furay gaari ay la-socdeen isago iyo dhawr ka mid ah Ciidamadda Dowladda.
waxaana ku sigtay tiro wariyeyaal ah kuwaas oo garigii ay la socdeen bacaad ka glay ka dibna duurka ku kala caraey qaarkoodna ay geedaha dharkii ka jeexjeexeen mana jirto cid ka mdi ah oo waxyeelo ka soo gaadhay .
Saraakiisha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay xaqiijiyeen in uu weerarkaasi ku geeriyooda Taliyihii Dhinaca Saadka eeCiidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Saciid Cabdi Barre, kaasoo ay muujiyeen sida ay dilkiisa uga xun yihiin.
Sidoo kale Xarakada Al Shabaab ayaa waxay ayaa sheegay in dagaalada maanta ka soconaaya Magaaladda Muqdisho ay ku dishay saraakiil iyo ciidamo ka kala tirsan Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Ciidamadda Amisom.
Ugu dambeen dagaalada ayaa waxay weli ka sii soconayaan Deegaanka Dibida oo ka shisheysa Jaamacadda Muqdisho ee duleedka Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, wixiise dagaalada ku soo kordha kala soco wararkayna dambe.

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )