VIDEO DR Xabeeb oo dad horey u waashay dib ugu celiyeyqoysaskodii ka dib karkii ay caafimaadeen warbixin dhinacyo badan taabaneysa iyo ka qeybqaado marshuura hal qof katiinada ka fur (DAAWO SAWIRADA )
Dr Xabeed "Bukaanada waxay isugu jiraan kuwo geedo ku xiranaa 12 sanno ,7 sanno,kuwaas oo aan helin jirin Goob u bukaanku ku saxarado,qubeys,iyo jimicsi halka qaarkoodna ehelada bukaanadu diidaan in xariga silsilada ah laga furo taaso jirkiisa waxyeelo geersiisa ".
Inkasto oo ay sii kordheyso dadka ay dhibatada iyo xaaladaha nolol xumo ku heysato qeybo ka mid ah Magaalda Muqdisho isla markaana uu muujiyey dadaal dheeraad ah xabeeb mental hospital Bolaal la ildaran bukaanada dhimirka ayaa maamulka ispitalka waxaa ay ku dhaliileen wax u qabad la.aanta dadka garayaa ilaa 25000 kuwaas oo daryeel la.aan iyo cuduro geedo ugu xirxiran iyada oo aana ka warqabin xukuumada KMG Somaliya xaaladahoda caafimaad.
Maaulka ayaa ku eedeeyey wasarada caafimaadka in aysan wax u qaban bukaanda ay soo riteen cudurada dhimirka kuwaas oo ku dhibaateytsan Gobolada dalka iyo caasimada Muqdisho .
Munaasibad loogu magacdaray ka qeybqaado mashruuca xariga ka fur Bukaan dhimirka la’ oo micnaheedu yahay dhaqaale ku tabaruc ispitalka xabeeb mental hospitaal ayaa laguqabtay xarunta ispitalka ee Magaalada Muqdisho ,waxaana xafladaan ku mantaaneysanaa deeq ispitalka la gudoonsiinayey kana koobneyd $605 oo ay soo dhiibtay Xabiibo farax Qeyre taasi oo ka soo uruurisay gabdhaha wax ka barta dugsiga Alnuur ee barsahda quraanka kariimka ee dalka Swadan .
Waxaa xusud mudan in mid ka mid ah bukaanada uu haayey cudurka dhimirka mudo 3 sano ahna silsilado ay ku xiraan iyo 5 quful oo qarkood la waayey furiyaashoodii qeyskiisii dib loogu celiyey isaga oo caafimaaday wuxuuna sheegay in uu haatan shiqadiisii darawalnimo u dib u bilaabi doono .
Abuukar Maxamuud Guure Shiiqow ayaa hooyadii iyo isaguba isku dul ooyeen Dagmada wadajir ee gobolka Banadir waxayna sheegtay hooyo Anbiyo Maxamud Maxamed in ay aad ugu faraxsan tahay iyada oo xasaafada tustay qolkii uu u xiraan jirey waxeyna u mahadcelisay alle ka sokow Dr Cabdiran cali Cawaale oo kolkii hore goobta uu ku xiraa ka saarey isaga oo sheegay in cudurka dhimirku la mid yahay cudurada kale ee la daaweyn karo .
Dr Cabrixmaan oo ka warbiyey bukaanada xerooyinkiisa ku tiro oo tiro ahaan garaya 223 bukaan oo qaarkood laga keenay goobo miyi ah .
Dr Xabeed “Bukaanada waxay isugu jiraan kuwo geedo ku xiranaa 12 sanno ,7 sanno,kuwaas oo aan helin jirin Goob u bukaanku ku saxarado,qubeys,iyo jimicsi halka qaarkoodna ehelada bukaanadu diidaan in xariga silsilada ah laga furo taaso jirkiisa waxyeelo geersiisa “.
Dowlaay Xasaney haweeney lagu magacaabo ayuu xusey in uu ka daaweeyey mudo lixbilood ka dibna qeyskeedii ay ku laabtay xili ay todobo sano geed kula xireyd silsilado iyo qufulo la waayey furayashoodii wuxuuna goobta ku soo bandhigay tii yoo gableyshimbir la ciyareyso qeyskeedii heshayna caafimadkeedii .
Munaasibada oo aheyd mid si weyn loo soo agasimay ayaa waxaa ka soo qeybgalay fanaaniin abwaano dalka gudihiisa iyo dibadaba caan ka ah sida abwaan Maki Xaaji Banaadir Buurfuule iyo mu.alif Axmadey cabdigashaan waxayna fariin u direen bulshada Somaliyeed iyo hay.addaha Deeqa bixiya in ay maalkoda ku kaalmeeyaan xeryaha ay ku jiraan dadka qaba cudurada dhimirka iyaga oo xusay in la daaweyn karo sida cudurada kale ee qofka bini adamka ah ku dhaca .
Labadaan abwaan ayaa aad u dhiiri galiyey Dr xabeeb iyo howsha uu bulshada u haayo waxayna u duceeyeen dhabdha dugiga Barashada Quraan kariimka ee alnuur dalka Swaden oo iyagu soo garsiiyey Deeq lacageed gareysa $605 waxaana ay soo wakiisheen Xabiibo faarax Qeyre

FG:
Shabakada Wararka ee Somalisan Mas'uul kama ahan Cidii ku xadgudubto
Shaqsi Raalina kama noqonayso Somalisan.com.



VIDEO Xiirey Xuuriye Dhuxul iyo dhooblow xersi taraarax iyo Muqaalka Sheekadii lacala
VIDEO Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday degmada dayniile tan iyo markii la doortay 05 05 2013 .
VIDEO Xeer ilaaliyahay guud ee qaranka 3dii garsoore laba ayaa ahlu naar ah ciidamda dowlada ciyaalka dugsiyada oo sunadu ka muuqato ayey xirxiraan maxkamad la.aana sidey doonaan ka yeelaan hadalo cajiib ah
VIDEO Mursal Muuse iyo heestii Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan IYO Cabdiqaboojiye iyo heestiisii riyaan kugulo noolahay iyo fanaaniin kale
VIDEO Xayawaanada Qarada Africa oo is cunaya iyo sida uu yahay dhaqankooda
VIDEO Sheeko la yaableh haween rumeysnaa in ay isqabeen oo midood tii kale hoyadeed mindi kala daashay ilaa ay ka dhimato
Filim kii The Good. The Bad. And The Ugly.Full Movie 1 oo dhameystiran Daawasho wacan Il poono il puruto ila katiivo
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Edeysanayaal lagu helay danibyo ay ka mid ahaayeen dil iyo Burcadbadeednimo ku riday xakuno kala duwan ( DAAWO SAWIRADA )
VIDEO Abwaan Sugaal Cabdulle oo si la yaab leh ugu duceeyey dalka Somaliyeed dalbadayna in aysan dan inoo aheyn yuu ku deyn adne hadayn
Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka There must be an end to violence against women, Prime Minister declares on International Women’s Day ( DAAWO SAWIRADA )
Qarax Dhimasho iyo dhaawac burbur hantiyadeed dhaliyey oo ka dhacay Liido Sea food and restourant magaalada Muqdisho
(DAAWO SAWIRDA )
VIDEO Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe iyo qaabkii loo Qabtay nin dilkiisa lagu tuhmayo
Daawo VIDEO laga soo duubay ninka la sheeegay in uu dilay sheekh
Dr. Maxamed Nuur Gacal wasaaradda arrimaha Dibadda mrnaba ma cafin doonto shaqsi kasta oo meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda.. ( DAAWO SAWIRADA )
Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu amaanay howlaha ay ka qabato garoonka Aadan cadde ( DAAWO SAWIRADA )
Kumanaan arday oo maanta u fariisatay imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Somalia ( DAAWO SAWIRADA )